Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Ciidammada Millatariga Somaliland Oo Ka Warramay Shir Amniga Oo Uu Kaga Qayb-galay Dalka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Diridhaba)-Taliyeyaasha Ciidamada Somaliland iyo Itoobiya ayaa shir ku yeeshay magaalada Diridhaba ee Dalka Itoobiya kaasi oo la sheegay in lagaga hadlayay arrimaha nabadgalyada ee labada dhinac.

Shirkan ayaa ah mid saddexdii bilba mar la qabto, oo ujeedkiisu ugu weyn uu yahay in la iska kaashado amniga labada dhinac, gaar ahaan xuduudda, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this