Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidammada Ilaalada Xeebaha Oo Qabtay Afar Markab Oo Si Sharci-darro Ah Uga Kalluumaysanayey Badda Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa qabtay illaa Afar Markab oo si Sharci-darro ah uga kalluumaysanayey Biyaha Badda Somaliland.

mm.jpg

Afarta Markab ee sida Sharci-darrada ah uga kalluumaysanayey Xeebaha Galbeed ee Somaliland ayaa waxa qabtay Ciidammada ilaalada Xeebaha ee fadhiisinkoodu yahay Gobolka Selel, sida uu ku soo warramay Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Gobolka Selel.

Maraakiibtan oo ay saarnaayeen Tobaneeye Shaqaale ah ayaa waxa laga leeyahay Dalka Masar.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this