Deeq A. Posted December 10, 2019 Xaafaddaan oo lagu magacaabo (Waa Yaabeysaa) ayaa ku taalla gudaha degmada Xamar-Jajab ee gobolka Banaadir. Shabelle ayaa u kuur gashay xaaladda xaafaddaasi, mana lahan adeegyada aas aasiga ah ee nolosha aadanaha, sababo la xariira ka jira badan oo ciriiri ka jira halkaasi. Sidoo kale malahan waddo weyn oo loo maro xaafaddan oo ku taalla meel buur ah oo bacaadku uu ku badan yahay. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/waa.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites