Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaafad ka tirsan Muqdisho oo dhibaato nololeed ay ka jirto

Recommended Posts

Deeq A.   

Xaafaddaan oo lagu magacaabo (Waa Yaabeysaa) ayaa ku taalla gudaha degmada Xamar-Jajab ee gobolka Banaadir.

Shabelle ayaa u kuur gashay xaaladda xaafaddaasi, mana lahan adeegyada aas aasiga ah ee nolosha aadanaha, sababo la xariira ka jira badan oo ciriiri ka jira halkaasi.

Sidoo kale malahan waddo weyn oo loo maro xaafaddan oo ku taalla meel buur ah oo bacaadku uu ku badan yahay.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/waa.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this