Sign in to follow this  
Deeq A.

Roobab Xooggan Oo Go’doomiyay Degmada Laasqoray Bariga Gobolka Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Roobab xooggan oo maamlihii lasoo dhaafay ka da’ayay bariga gobolka Sanaag ayaa go’doomiyay degmada Laasqoray, kadib markii daadad ay xidheen wadooyinka gala magaaladaasi.

Khasaaraha ka dhashay roobabka ayaa waxaa kamid ah dhaawacyo soo gaadhay qaar kamid ah dadka deggan magaalada, guryo dumay, dhowr doonyood oo uu roobku la tagay iyo maciishadii oo kodhay, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this