Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: Madaxweyne Biixi Shir Deg-deg Ah Ugu Baaqay Cirro Iyo Faysal

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweyne Biixi, ayaa ugu baaqay labada hoggaamiye mucaaarad ee Somaliland in ay isugu yimaadaan shir degdeg ah si loo dhammeeyo khilaafka doorashada.

Biixi, ayaa sheegay in doorashadu dib u dhacdaa ay tahay nacasnimo weyn oo dul hogganaysa saddexda xisbi, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this