Deeq A. Posted December 10, 2019 Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saaka howlgallo ballaaran ka wada degmada Wanlweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose. Howlgalladan ayaa yimid, kadib markii xalay kooxo hubeysan ay dil ka geysteen gudaha degmadaasi. Saraakiisha hoggaamineysa baaritaanada ayaa sheegay inay ku raad joogaan raggii ka dambeeyey falkaasi. Sidoo kale waxa ay saraakiishu sheegeen inay faah faahin ka bixin doonaan howlgalladaasi marka ay soo gabagabeeyaan. Muddooyinkii dambe Al-Shabaab ayaa kordhisay weerarada ay ka fuliso gobolka Shabeelaha Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. View the full article Share this post Link to post Share on other sites