Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Waa Geeri Culus Qoys Dhan Oo Iyaga Oo Hurda Masiibo Ku Habsatay…” Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha masallaha ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala ahaa Aabo, Hooyo xaamilo ah iyo laba wiil oo ay dhaleen ka kooban oo uu xalay kusoo dumay gurigii ay jaar la’ahaayeen, Halkan hoose ka DAAWO Madaxweynaha oo ka hadlaya dhacdadan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this