Sign in to follow this  
Deeq A.

HARGEYSA: Laba Carruur Ah Iyo Labaadoodii Waalid Oo Ku Dhintay Gurigoodii Oo Ku Soo Dumay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Afar qof ayaa ku dhintay Guri ku dumay magaalada Hargeysa.

Faysal Aadan Cabdi, xaaskiisii oo xaamilo ahayd iyo laba carruur ah ayay kala ahaayeen.

Qoyskan oo ku jiray guri Aqal Soomaali ah agagaarka xaafada Birjeex ayaa waxa ku dumay dhisme Qaddiimi ah oo gurigooda ku qabsanaa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this