Deeq A. Posted December 8, 2019 Korneyl Aadan Rufle oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda ayaa ku eedeeyey dowladda Kenya in xaalufin ba’an ay ka wado gobolka Gedo. Rufle oo la hadlayey Idaacadda Shabelle ee M/Muqdisho ayaa sheegay in ay xaansaneydo kheyraadka dhulkeeda iyo duur joobta gobolkaasi. Sidoo kale wuxuu sheegay in haatan 16 Markab oo ay leedahay Kenya haatan ay ku sugan yihiin deegaanka Goob-Weyn ee gobolka Jubbada Hoose. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-1-Rufle.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites