Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirradii dunida ugu layaabka badnaa toddobaadkan

Recommended Posts

Deeq A.   

Sawirradii dunida ugu layaabka badnaa toddobaadkan

Madaxweyne Donald Trump ayaa labadii bishan Diseembar shir jeraa'id ku qabtay meel banaan ah, oo Aqalka Cad agtiisa ah iyadoo weliba uu roob da'ayo ka hor inta uusan raacin diyaradda ciidamada Mariiniska ee Mareykanka.Madaxweyne Donald Trump ayaa labadii bishan Diseembar shir jeraa’id ku qabtay meel banaan ah, oo Aqalka Cad agtiisa ah iyadoo weliba uu roob da’ayo ka hor inta uusan raacin diyaradda ciidamada Mariiniska ee Mareykanka. Presentational white space Mudaaharaade gacanta ku haya toosh qiiq bixinaya isagoo ka qeyb qaadanayay mudaaharaad ka socday magaalada Marseille ee dalkaasi Fransiiska kaasi oo loga soo horjeeday qorsha hawlganimada ee dalkasi.Mudaaharaade gacanta ku haya toosh qiiq bixinaya isagoo ka qeyb qaadanayay mudaaharaad ka socday magaalada Marseille ee dalkaasi Fransiiska kaasi oo loga soo horjeeday qorsha hawlganimada ee dalkasi. Presentational white space Ubaxyo qurux badan ayaa la dhigay buundada London, kuwaasi oo loogu tacsiyeeynayo Jack Merritt iyo Saskia JonesFloral oo lagu dilay weerarkii mindida ee 29-kii Noveber ka dhacay Hoolka Fishmongers ee Buundada London.Ubaxyo qurux badan ayaa la dhigay Buundada London, kuwaasi oo loogu tacsiyeeynayo Jack Merritt iyo Saskia Jones oo lagu dilay weerarkii mindida ee 29-kii November ka dhacay Hoolka Fishmongers ee Buundada London. Presentational white space Waa shaqaale ka hawl gala warshadda telefoonada ee dalkaasi Uganda, kuwaasi oo isku habeeynaya Moobeellada. Warshaddan oo ah tii ugu horreysay ee laga sameeyo Uganda ayaa waxaa ay shaqeyneysay tan iyo bishii Ogosto ee sannadkan 2019-ka.Waa shaqaale ka hawl gala warshadda moobellada lagu sameeyo ee dalkaasi Uganda, kuwaasi oo isku xirxiraya Moobeellada. Warshaddan oo ah tii ugu horreysay ee laga aasaaso Uganda ayaa waxaa ay shaqeyneysay tan iyo bishii Ogosto ee sannadkan 2019-ka. Presentational white space Nin da'yar oo ka mid ah dibedbaxayeyaasha dalkaasi Ciraaq oo ay ku u tuurayaan asxaabtiisa fagaaraha Taxriir kula mudaaharaadaysay.Nin da’yar oo ka mid ah dibedbaxayeyaasha dalkaasi Ciraaq oo ay kor u tuurayaan asxaabtiisa fagaaraha Taxriir kula mudaaharaadaysay. Presentational white space Waa Raysal Wasaaraha Britain Boris Johnson oo taayar ka baddalaya gaawaairada loo isticmaalo tartanka xawaaraha xilli uu booqday goobtaasi.Waa Raysal Wasaaraha Britain Boris Johnson oo taayar ka baddalaya gaawaairada loo isticmaalo tartanka xawaaraha xilli uu booqday goobtaasi. Presentational white space Waa hogaamiyaha xisbiga Labour-ka UK Jeremy Corbyn oo tagay maqaaxi yar isagoona ka shaqaalaha ka caawinaya qeybinta cuntada.Waa hogaamiyaha xisbiga Labour-ka UK Jeremy Corbyn oo tagay maqaaxi yar waxa uuna shaqaalaha ka caawinayaa qeybinta cuntada.

La wadaag qodobkan Faahfaahin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this