Deeq A. Posted December 7, 2019 Muqdisho (SMN) – Kulanka 17aad ee Golaha Shacabka oo uu Maanta Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan uuna goobjoog ahaa Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali ibraahim sh.muudeey, ayay Xildhibaanada ku cabirayn aragtidooda la xiriirta Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Xildhibaanada Golaha ayaa dhamaantood Guddiga KMG ee soo diyaariyay Sharciga Doorashooyinka kaga mahadceliyay sida Sharciga ay u waafajiyeen Dastuurka Qaranka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites