Sign in to follow this  
Deeq A.

Rajo laga muujiyey in la xaliyo khilaafka DF iyo Ahlu Sunna

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Qaar kamid ah odayaasha qaybta ka ah dhismaha maamulka Galmudug ayaa idaacadda Shabelle uga waramay dedaaladii u dambeeyay.

Wax-garadka oo ka qeybgalay barnaamijka Maxaa ka run wixii la sheegay? ayaa sheegay in ay kalsooni ka qabaan in ay guuleystaan wada hadalada dib u bilaabanayan.

Indheer-garadka ayaa labadda dhinac ku booriyey in ay kawada shaqeeyaan sidii ay isugu soo dhowaan lahaayeen si geedi u socodka u noqdo mid mirodhal ah.

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku howlan sidii Galmudug u noqon lahayd maamul loo dhan yahay si uu qeyb uga noqday horumarka dalka.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Degane1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this