Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   

Shirka Golaha Wasiirada dowladda Puntland ee maanta oo Khamiis ah, ayaa looga hadlay xaaladda Roobabkii ka da’ay gobolka Gardafuu iyo sidii  caawimaad deg deg ah, mudda saddex maalmood gudahooda loo gaarsiin lahaa shacabka gobolkaasi, sida uu sheegay Af-hayeenka madaxtooyada Puntland Jaamac Dabaraani.

Af-hayeenka ayaa Sidoo kale tilmaamay, in shirka  Golaha looga hadlay Guddiyada Golaha Xukuumadda oo isu diyaarinaya in ay Baarlamaanka uga warbixiyaan waxqabadka Xukuumadda 9-kii bilood ee lasoo dhaafay, Digniinta Dowladda ee Roobab Dabaylo wata oo la saadaaliyey in ay kusoo waajahanyihiin xeebaha Puntland iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha Puntland.

Hoos ka daawo muuqalka oo dhan

PUNTLAND POST

The post Maxaa looga hadlay shirkii Golaha Wasiirada Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this