Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxamuud Xaashi Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Musharraxnimadiisa Jagada Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii hore ee wasaaradda madaxtooyadda Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si rasmi ah u shaaciyay in yahay musharrax u taaggan jagada guddoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee KULMIYE.

Xaashi.png

Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ah siyaasiga kaliya ee ilaa hadda caddeeyay hankiisa hoggaanka guddoomiye xisbiga KULMIYE oo uu guddoomiye ka yahay Madaxweyne Muuse Biixi.

Maxamuud Xaashi Cabdi waxa uu arrintan ku shaaciyay waraysi uu siiyay telefishanka Horn Cable.

La soco warkan oo faah-faahsan

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this