Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo soo saartay digniin culus+Akhriso

Recommended Posts

Deeq A.   
 Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dimuquraadiyeynta Puntland ayaa lagu sheegay in roobab wata dabeylo xoogan ay ku wajahan yihiin xeebaha Badweynta Hindiya, gaar ahaan Xafuun illaa degmada Hobyo.

Qoraalkaan ayaa sidoo kale loogu baaqay dadka shacabka ah inay muujiyaan feejignaan dheeri ah, kana fogaadaan meelaha ku dhow xeebaha ee maamulkaasi.

Halkan hoose ka akhriso:
FB_IMG_1575453523661

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this