Deeq A. Posted December 4, 2019 Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dimuquraadiyeynta Puntland ayaa lagu sheegay in roobab wata dabeylo xoogan ay ku wajahan yihiin xeebaha Badweynta Hindiya, gaar ahaan Xafuun illaa degmada Hobyo. Qoraalkaan ayaa sidoo kale loogu baaqay dadka shacabka ah inay muujiyaan feejignaan dheeri ah, kana fogaadaan meelaha ku dhow xeebaha ee maamulkaasi. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites