Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Waare oo la kumay wafdi uu hoggaaminayey James Swan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle ayaa kulan gaar ah xafiiska kula qaatay wafdi uu hoggaaminayey ergeyga gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan.

Wafdigaan ayaa waxaa sidoo kale qeyb ka ahaa wakiika Midowga Africa, ahna madaxa AMISOM, Ambasadoor Francisco Madeira.

Kulanka dhinacyadaasi ayaa waxaa diirada lagu saaray, sidii loo dardar gelin lahaa mashaariicda kala duwan ee laga fuliyo deegaanada maamulka HirShabelle.

Sidoo kale waxaa kulanka lagu soo qaaday arrimaha amniga iyo fatahaadaha ku dhuftay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

2-11 3-9 4-4 1-11

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this