Sign in to follow this  
Deeq A.

Naafada Sh/Dhexe oo baaq u dirtay dowladda Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Sheekh Xasan Indhool oo ka mid ah naafada ku dhaqan gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in haatan ay la daala dhacayaan daruufo nololeed.

Sheekh Xasan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inay u baahan yihiin gurmad bani’aadanimo, isagoo ugu baaqay DF iyo HirShabelle inay caawimaad la soo gaaraan.

Halkanb hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-maxamed-cabdiqani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this