Deeq A. Posted December 4, 2019 Muqdisho (SMN) – Sheekh Xasan Indhool oo ka mid ah naafada ku dhaqan gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegay in haatan ay la daala dhacayaan daruufo nololeed. Sheekh Xasan oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay inay u baahan yihiin gurmad bani’aadanimo, isagoo ugu baaqay DF iyo HirShabelle inay caawimaad la soo gaaraan. Halkanb hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-maxamed-cabdiqani.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites