Sign in to follow this  
Deeq A.

DAAWO: “Haddii Ergada Dhexdhexaadintu Xal Keeni Weydo Shir Beeleedkii Boorama Oo Kale Ayaa La Qaban Doono…” Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ku hanjabay in la qaban doono shir beeleedkii Boorama oo kale haddii ay xal keeni waayaan guddiga dhexdhexaadinta ka dhex wada mucaaridka iyo xukuumaddu, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this