Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Ku-xigeenka Iyo Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo U Markhaati-furay Faysal Cali Waraabe

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Faysal Cali Waraabe oo meel fagaare ah ka hadlayay ayaa si kulul u weeraray xukuumadda Madaxweyne Biixi, golleyaasha wakiillada, Guurtida iyo deegaanka, waxaanu ka hadlay guddigii dhexdhexaadinta ka dhex waday mucaaridka iyo Madaxweynaha isaga oo ku hanjabay haddii ay xal keeni waydo guddigu in la qaban doono shir beeleedkii Boorama oo kale.


Arrinta cajiibka ahi waxa ay ahayd in Faysal Cali Waraabe ay u jawaabeen wasiir ka tirsan xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland iyaga si ugu marag kacay jiritaanka eedaymaha Faysal, waxaanay labaduba sheegeen in Faysal ay ka hadlinayso lexjeclo uu Somaliland, waxaanu madaxweyne ku-xigeenku u sheegay Faysal in si hoose ugu sheego dhaliilahooda, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this