Deeq A. Posted December 3, 2019 Maanta oo ay ku beegan tahay sadexda bisha December waxaa 10 sano laga joogaa weerarkii xooganaa ee sanadkii 2009-kii ka dhacay Hotel Shamow ee M/Muqdisho. Weerarkaasi oo lala eegtay xaflad ay ku qalin jabinayeen dufcadii labaad ee Jaamacadda Banaadir ayaa waxaa ku dhintay arday, wariyeyaal iyo mas’uuliyiin caan ahaa. Wariyaha Shabelle, Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane ayaa warbixintaan innooga diyaariyey, soona jeedinaya. Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ss.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites