Sign in to follow this  
Deeq A.

Toban sano oo ka soo wareegtay qaraxii Shamow

Recommended Posts

Deeq A.   

Maanta oo ay ku beegan tahay sadexda bisha December waxaa 10 sano laga joogaa weerarkii xooganaa ee sanadkii 2009-kii ka dhacay Hotel Shamow ee M/Muqdisho.

Weerarkaasi oo lala eegtay xaflad ay ku qalin jabinayeen dufcadii labaad ee Jaamacadda Banaadir ayaa waxaa ku dhintay arday, wariyeyaal iyo mas’uuliyiin caan ahaa.

Wariyaha Shabelle, Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane ayaa warbixintaan innooga diyaariyey, soona jeedinaya.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/ss.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this