Deeq A. Posted December 3, 2019 Taliyahah ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Genaral Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) oo ku sugan Jabuuti ayaa uga mahadceliyey madaxda dalkaasi soo dhoweynta loo sameeyey. Xijaar ayaa sheegay in labada dalal ee walaalaha ah Soomaaliya iyo Jabuuti uu ka dhaxeeyo xiririir qoto dheer oo walaalnimo ku dhisan, islamarkaana ah mid sarreeya. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in u jeedka socdaalkiisa uu yahay, sidii uu tababar ugu soo xiri lahaa ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliyeed oo ku sugan dalkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/www.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites