Sign in to follow this  
Deeq A.

Kenya oo garoon ka dhisaneyso gobolka Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   

Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Rufle) oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda sheegay in Kenya garoon diyaaradeed ay ka dhisaneyso degmada Ceelwaaq ee G/Gedo.

Rufle oo u warramayey Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kenya dano ka dhan ah Qaranimada Soomaaliya ay ka leedahay garoonkaasi.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dhagar uu sheegay inay maleegeyso Kenya.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-Kenya.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this