Deeq A. Posted December 3, 2019 Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Rufle) oo ka mid ah saraakiisha ciidanka dowladda sheegay in Kenya garoon diyaaradeed ay ka dhisaneyso degmada Ceelwaaq ee G/Gedo. Rufle oo u warramayey Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kenya dano ka dhan ah Qaranimada Soomaaliya ay ka leedahay garoonkaasi. Sidoo kale wuxuu ugu baaqay shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed inay ka feejignaadaan dhagar uu sheegay inay maleegeyso Kenya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-Kenya.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites