Sign in to follow this  
Deeq A.

BFS oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyada 2019

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyey ku noqashada qoondaha Miisaaniyaddda 2019-ka.

Kooramka Golaha ayaa ku furmay 141 Mudane, waxa Kulanka Shir Guddominayey Guddomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye Ku Xigeenka koowaad, Cabduweli Shekh Ibraahim Muudey.

Waxaana Cod Loo Qaaday Ku Noqashada Miisaaniyadda 2019-ka Waxana Ogalaatay 118 Mudane, Waxaa Diiday 15 Waxa Ka Aamustay 8, Sidaas Ayuu Ansax Ku Noqday.

Image may contain: 1 person, sitting and sunglassesImage may contain: 1 person, sitting

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this