Deeq A. Posted December 2, 2019 Muqdisho (SMN) – Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta ansixiyey ku noqashada qoondaha Miisaaniyaddda 2019-ka. Kooramka Golaha ayaa ku furmay 141 Mudane, waxa Kulanka Shir Guddominayey Guddomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo Guddomiye Ku Xigeenka koowaad, Cabduweli Shekh Ibraahim Muudey. Waxaana Cod Loo Qaaday Ku Noqashada Miisaaniyadda 2019-ka Waxana Ogalaatay 118 Mudane, Waxaa Diiday 15 Waxa Ka Aamustay 8, Sidaas Ayuu Ansax Ku Noqday. View the full article Share this post Link to post Share on other sites