Deeq A. Posted December 2, 2019 Labo nin oo hubeysnaa, kuna labisnaa dareeska ciidamada dowladda ayaa maanta dhac baahsan ka geystay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in raggaasi ay dhac ugu geysteen dad shacab ah duhurnimadii maanta waddada Misaajidka Xareed ee Suuqaasi. Sidoo kale wuxuu inoo sheegay qofka aan la hadalnay in burcadda ay xirnaayeen dharka tuutaha ee ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/cod-mahad-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites