Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgallo hub lagu soo qabtay oo laga sameeyey Boosaaso

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada Puntland ayaa xalay howlgallo lagu xaqiinayo amniga ka sameeyey gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga maamulkaasi.

Howlgallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxa ay ciidanku ka fuliyeen xaafado dhowr ah oo ka tirsan magaaladaasi.

Wararka ayaa sheegaya in baaritaanadaan lagu soo qab qabtay hub sharci darro ah iyo gaadiid lagu raad joogay.

Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Bari, G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa ka warbixiyey howlgalladaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-soofeysane-taliyaha-qeybta-boliiska.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this