Deeq A. Posted December 2, 2019 R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey furitaanka shirka dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay da’yarta inay qeyb qaataan dib u dhiska dalka. Khayre ayaa ka dalbatay guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed inay u sitaagaan sidii wax looga qaban lahaa amniga iyo ciribtirka musuq-maasuqa. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dhalinyaradu tiir dhexaad u yihiin dalka, islamarkaana loo baahan yahay inay qaataan doorkooda. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/12/Cod-2-cabdiqani.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites