Sign in to follow this  
Deeq A.

Nin Looga Shakiyay Inuu Geystay Weerar Oo Lagu Qabtay Holland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Hague)-Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla magaaladaThe Hague,sida ay xaqiijiyeen Boliiska halkaasi.

sulfa-34-750x430.jpg

Qabashadaan ayaa daba socota shil maalinimadii Jimcaha ka dhacay deegaanka Grote Marktstraat ,halkaasi oo middi lala beegsaday 3-ruux oo dhallinyaro ah.

Ninka la qabtay oo 35-jir ah ma laha cinwaan ama deegaan la ogyahay,Waxaana loo gudbiyay saldhig boolis halkaas o laga weydiinayo su’aalo. doono.”

Saddexda qof ee dhaawacmay waa laba hablood oo 15-sano jir sh ah iyo wiil 13 jir ah,waxaana dhammaantood laga soo saaray cisbitaalka goor dambe oo Jimcihii aheyd.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this