Sign in to follow this  
Deeq A.

Kulamo siyaasadeed oo ka socda M/ Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga farsamada ee maamul u sameynta Galmudug ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay odayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub ee maamulkaasi.

Kulanka ayaa waxaa intiisa badan looga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa howlaha soo xulista baarlamaanka 2-aad ee dowlad goboleedka Galmudug.

Labada dhinac ayaa lagu soo warramayaa inay isku afgarteen in la xoojiyo wada shaqeyntooda, lana dadajiyo howlaha doorashada maamulkaasi.

Bisha December ee beri noo bilaabaneyso ayaa lagu wadaa in la qabto doorashada baarlamaanka iyo mida madaxweyne ee maamulka Galmudug.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this