Sign in to follow this  
Deeq A.

Waa kuwee odayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub ee Galmudug?

Recommended Posts

Deeq A.   

Waxaa maanta oo Sabti ah la shaaciyey magacyada Odayaasha dhaqanka ee soo xulaya xildhibaanada cusub ee maamulka Galmudug .

Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacyada 44 Odey dhaqameed u gudbisay Gudiga farsamada maamul dhisida Galmudug.

Odayaashan ayaa maanta lagu wadaa in la xareeyo, si ay u bilaabaan soo xulista xildhibaannada cusub ee Galmudug oo tiradoodu gaareyso 89 Mudane.

Hoos ka akhriso magacyada odayaasha soo xulaya xildhibaanada cusub ee Galmudug

liiska-O.jpg?resize=562%2C1063&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Waa kuwee odayaasha soo xulaya baarlamaanka cusub ee Galmudug? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this