Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidammada Laanta Socdaalka Ee Somaliland Oo Saaka Bilaabay Olole Lagu Mustaafurinayo Dadka Itoobiyaanka Ah

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Ciidammada laanta socdaalka ee Somaliland amma (Immigration-ka), ayaa saaka bilaabay olole Lagu ururinayo dadka Itoobiyaanka ah, gaar ahaan Oramada ka dhex dawarsada suuqyada waawayn Ee magaalada Hargaysa.

77411951_1237344886466341_30195484106686


Dadka ayaa la geynayaa xuduuda u dhaxaysa Somaliland iyo Itoobiya ee magaalada Wajaale si dalkooda dib loogu celiyo.


Maaha markii ugu horraysay, ee la raafo dadka Oromada ah, mana Kala cadda In la illaa inta la mustaafurin doono

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this