Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cabdillaahi Abokor Ma Ku Nafisay Wanjalkii Sheekh Saleebaan?

Recommended Posts

Deeq A.   

W/Q Agaasime hore Maxamed Aadan Ilkacase

Salaan Sare Caasimada Geeska Nayroobi:
QODOBADA
1.Gudigii dhexdhexaadintu tolow xagay Wax marinayaan?
2.Gudigii Doorashada ee Dhaawaca ahaa miyay is dooranyaan tolow?
3.Murankii WADANI ee Bilaa Jihada Ahaa Xaguu ku jihansanyahay maanta?
4.Gudoomiye Faysal Hoos ma ugu Waramay Dadkii Waxa Ka Socda Geeska Africa
5.Xisbigii Oromadu Xaalkiisu Waa Sidee ka dib Waraysii Wasiirka Gaashaandhiga
6.Xisbigii Somalida Ethiopia Xaguu u socdaaaa
7.Urur Goboleedkii IGADD Kenya Way iska Farsamysay oo Kursiga Wayn Ee Qaramada Midoobay bay Culayska Saartay
8.Xeerka Cusub ee Doorashada FARMAAJO rabo muxuu Daaran yahay
9.Nayroobi Yaa imanaya Dhawaan maxaase lagu karkarinayaaa?
10.Qatar,Turki,UAE,EGLAND, Sucuudigu Shiinahu iyo Maraykanku Maxay ka Rabaan Geeska Africa?
11.Madaxwayne Muuse Biixi Tolow Ma Ka debciyay Adaygii Siyaasada oo ma ku daray Woxogaa Doqoniimo isku Wadida iyo Furfurnaan Shaxaad oo Gacmuhu is yara dhaafeen?
12.Tolow Wanjalkii Sheekh Saleebaan Wasiir Cabdilahi Abokor intuu xidhnaa Ma ku Nafisay oo ma sii daynayaa?
Allow Sahal Amuuraha Socda

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this