Sign in to follow this  
Deeq A.

WAR DEGDEG AH: Cabdirashiid Riyo-raac Oo Loo Doortay Guddoomiye Guddida Doorashooyinka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida cusub ee doorashooyinka Somaliland ayaa Guddoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac fadhi ay maanta yeesheen, halka guddoomiye ku xigeena u Doorteen Mustafe Maxamed Daahir Dhawal.

1-44.jpg

Cabdirashiid ayaa ahaa xubinta ay sida weyn uga soo horjeedeen xisbiyada mucaaradka.

Guddida dhexdhexaadinta oo maanta la kulmaya madaxweynaha ayaa la sheegay in ay shalay ka digeen in guddidu guddoomiye doorato inta ay dhexdhexaadinta wadaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this