Sign in to follow this  
Deeq A.

Shir madaxeedka IGAD oo ka furmaya Addis Ababa

Recommended Posts

Deeq A.   

Addis Ababa (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta wuxuu ka qeybgalayaa shir madaxeedka ururka IGAD.

Farmaajo oo shalay gaarey Addis Ababa ayaa xalay kulamo la qaatay madaxda qaar ee kasoo muuqan doonta shirkaas.

Kulankaan ayaa waxaa lagu waddaa in xooga lagu saaro sidii loo hagaajin lahaa cilaaqaadka dowladdaha iyo dib u habeyn lagu sameynayo ururka.

Madaxweynaha dalkeena ayaa lagu wadaa in shir madaxeedkan uu kasoo hooyo guulo kala duwan, isaga oo la fariisanaya hogaamiyeyaasha qaar ee IGAD.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this