Deeq A. Posted November 29, 2019 Muqdisho (SMN) – Wasiirka Wasaaradda Boostadda Soomaaliya ayaa sharaxaad ka bixiyey sharciyo ay meelmariyeen Golaha Wasiiradda. Xeerarka la melmariyey ayaa waxay dhamaantooda ku saabsan yihiin Tiknoolajiyadda iyo Arrimaha Isgaarsiinta dalka. Cabdi Canshuur Xasan ayaa tilmaamay in sharicyaddan ay muhiimad gaar ah u leeyihiin guud ahaan shacabka Soomaaliya. Mr Xasan ayaa u mahadceliyay xubnaha xukuumadda, isaga oo sheegay in ay ka shaqeynayaan dhaqan-gelinta sharciyaddan. Hoos ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Wasiir.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites