Deeq A. Posted November 28, 2019 Qoraal rasmi ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dhankooda ay dhaqan geliyeen dhammaan qodobadii lagu heshiiyey 14-kii November ee sanadkan. Qoraalka waxaa lagu xusay in duulimaadyada ka taga Muqdisho ay toos u tagi-doonaan Nairobi halka kuwa meelaha kale ka yimid mari doonaan Wajeer. Dhanka kale, dal ku galka diblomaasiyiinta, shaqaalaha dowladda iyo xildhibaannada ayaa lagu bixi doonaa Airportiga Nairobi. Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites