Sign in to follow this  
Deeq A.

Qoys Reer Boorama Ah O Sheegay In Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland U Ku Haysto Dhul Ay Leeyihiin

Recommended Posts

Deeq A.   

Qoys reer Boorama ah ayaa sheegay in madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, ku haysto dhul ay ku leeyihiin magaalada Boorama.

dadkan oo maanta warbaahinta Boorama kula hadlay ayaa madaxweyne Biixi, ugu baaqay in uu ka qabto awood sheegasho ay sheegeen in uu ku hayo Saylici.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this