Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Caaalamka Oo Walaac Xooggan Ka Muujisay Hannaanka Dimuqraadiyadda Somaliland.

Recommended Posts

Deeq A.   

Beesha caaalamku waxay walaac ka qabtaa hannaanka dimuqraadiyaddeed ee Somaliland.


Waxay sheegeen inay dhaleecaynayaan xadhiga sii badanaya ee xoriyatul qowlka, muddo kordhintii Guurtida iyo goleyaasha deegaanka Somaliland ee sharci la’aanta ku shaqeynaaya.

“Somaliland Waxay ku xadgudbtay nidaamka dimuqraadiyadda iyada oo goloyasheeda qaarna ay ku fadhiyaan Igmasho La.aan. Waxaa loogu baqayo inay dib ugu Soo noqdaan xayndaabka dimuqraadiyadda iyo sharciga .. waxaanay ka muujiyeen walaac S/Land Waa kuwan waddamada iyo ururada saxeexay”Beesha Caalamka.

Halkan hoose ka akhriso

*United Nations, IGAD, European Union, United States of America, Germany, United Kingdom, Norway, Ireland, Belgium, Sweden, Denmark, The Netherlands, Finland, France, Italy, Greece, Switzerlanh

https://eeas.europa.eu/delegations/somalia/71087/joint-statement-delays-somaliland-parliamentary-and-local-council-elections_en

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this