Sign in to follow this  
Deeq A.

Huteelada Hargaysa Oo Lagu Amray In Aan Lagu Qaban Karin Shirar Aan Ogolaansho Ka Haysan Xukuumadda Madaxweyne Biixi

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Gobalka Maroodijeex ayaa ku amray kuna wargaliyay Huteelada Hargaysa in aan lagu Qaban karin Shirar aan Ogolaansho ka haysan Gobalka Maroodijeex Cidii u Hogaansami wayda laga Qaadi doono Talaabo Sharciga Waafaqsan.

FB_IMG_1574848919854.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this