Deeq A. Posted November 27, 2019 Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalado dhinaca nolosha ah ay ka jiraan deegaano hoos yimaada degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Cuduro kala duwan oo ay u dhinteen ku dhowaad shan qof ayaa lagu soo warramayaa inay ka dilaaceen deegaanadaasi. Mid ka mid ah waxgradka deegaanka oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyey dhibaatooyinka ka jira halkaasi, isagoo baaq u diray dowladda Soomaaliya. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-cadaani-.mp3 Cee View the full article Share this post Link to post Share on other sites