Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaalado caafimaad darro oo ka jira gobolka Gedo

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalado dhinaca nolosha ah ay ka jiraan deegaano hoos yimaada degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Cuduro kala duwan oo ay u dhinteen ku dhowaad shan qof ayaa lagu soo warramayaa inay ka dilaaceen deegaanadaasi.

Mid ka mid ah waxgradka deegaanka oo la hadlay Shabelle ayaa ka warbixiyey dhibaatooyinka ka jira halkaasi, isagoo baaq u diray dowladda Soomaaliya.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-cadaani-.mp3

Cee

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this