Sign in to follow this  
Deeq A.

Labada gole ee BF oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta lagu wadaa in ay yeeshaan kulan wadajir ah.

Kulankaan oo ah mid muhiim ah ayaa Ajandihiisu yahay meel-marinta habraaca ansaxinta dib u eegista Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ah mid KMG ah oo u baahan in dib u eegis lagu sameeyo kadibna afti loo qaado, si uu u noqdo mid rasmi ah.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this