Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Biixi Oo Aqbalay Ergadii Dhexdhexaadinta, Amarna Ku Bixiyay In La Sii Daayo Mas’uuliyiinta Ka Xidhan Xisbiga WADDANI

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida ku hawlan dhexdhexaadinta Xisbiyadda mucaaradka iyo madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in ay Madaxweynaha ka heleen kalsoonida ay ku dhexdhexaadinayaan labada dhinac kadib markii ay dorraad kalsoonida ka heleen labada xisbi mucaarad.

47442884_1930241813756329_61074275004537

Waxa ay sheegeen in shalay ay madaxweynaha la kulmeen, islamarkaana uu bixiyay amar ah in la sii daayo madaxda mucaaradka ka xidhan, waxaanay sheegeen in maanta la sii dayn doono.

Madaxweyne Biixi ayaa qaaday tallaabooyin dhawr ah oo ka mid yihiin ku adkaysiga xubnaha Komishanka ee lagu muransan yahay kuwaas oo baarlamaanku ansixiyay lana dhaariyay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this