Deeq A. Posted November 25, 2019 (SLT-Muqdisho)-Waxa aanu halkan idin ku soo gudbinaynaa cod laga duubay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la hadlaya culimada suufida ee magaalada Muqdisho, xilli ay taagneyd xiisadda u dhaxeysay ayaga iyo Sheekh Maxamed Cabdi Umal. Madaxweynaha ayaa codkan ku sheegay in dowladda ay joojisay muxaadaradii uu Sheekh Umal ku qaban lahaa magaalada Muqdisho kadib markii culimada ay ka hor-yimaadaan. Source Share this post Link to post Share on other sites