Sign in to follow this  
Deeq A.

Aabe wiilkiisii la dilay oo cadaalad dalbaday

Recommended Posts

Deeq A.   

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu aasay, Xuseen Cali Sheekh oo ahaa wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeynsan jiray mootada nooca Bajaajta.

Marxuumka ayaa waxaa agagaarka isgoyska Soobe ku dilay askari ka tirsan ciidamada dowladda, sida ay Shabelle u xaqiijiyeen ehelladiisa.

Aabaha wiilkaasi ayaa dowladda federaalka iyo maamulka gobolka Banaadir ka dalbaday in cadaalada la horkeeno askarigii dambeeyey dilka wiilkiisa.

Halkan hoose ka dhageyso Warbixinta.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/wa-2.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this